16 koox oo loo qaybiyay 4 group (4 koox kasta). Koox walba waxay la ciyaartaa 3-da kale labo mar (guri iyo meel kale). 2-da ugu sarreeya group kasta ayaa gaara knockout-ka.